Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Ufayn (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Ufayn (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Ufayn, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI).

Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0