Guddiga COVID-19 ee Gobolka Qorraxey oo Qabridahar ku kulmay

Guddiga COVID-19 ee Gobolka Qorraxey oo Qabridahar ku kulmay

Guddiga kahortagga iyo u diyaargarowga xakamaynta cudurka COVID-19 ee gobolka Qoraxey ayaa kulan ku yeeshay magaalada Qabridahar. Kulanka ay yeesheen guddigu ayaa waxaa ka soo qaybgalay maamulada kuliyadaha waxbarashada ee magaalada Qabridahar.

Ujeedada kulanka guddiga COVID-19 ayaa ahaa mid ku saabsan aqooniswaydaarsi sidii looga gaashaaman lahaa cudurka Coronavirus, loogana wacyigalin lahaa guud ahaan shacabka ku dhaqan degmooyinka gobolka Qoraxey.

Shirka kaddib gudgiga ayaa kormeer indhoindhayn ah ku tagay goobaha loo diyaariyey in lagu karantiilo dadka uu haleelo cudurka COVID-19 oo laga hirgaliyey kulliyadaha Qabridahare ee gobolka Qoraxey.

 

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com