HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.

Laascaanood, Nov 14 2016--Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana barnaamijka saaka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kasoo jeedinaya Cabdifatax Cumar Geeddi.

Afar iyo toban ruux oo la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen weeraro xalay kadhacay Baydhabo
Dhagayso ciidanka booliska Gobolka Barri oo gacanta kudhigay 360 kartoo oo Khamri ah Boossaaso, October, 19, 2016 – Taliska Qaybta Booliska Gobolka Bari ayaa Maanta Waxa uu Magaalada Bosaaso ay kusoo Bandhigeen 360 kartoon oo Qamri ah oo ay ciidamada Booliska ay ka qabteen kantaroolka Magalada Bosaaso laga soogalo iyo Dadkii lasoday, Hadaba Saldhiga Dhaxe ee Magaalada Bosaaso Waxaa saxaafada kulahadlay oo faah faahin kabixiyay Khaamrigan iyo inta uu ka koobnaa iyo meesha laga keenayba , Taliyaha saldhiga Dhaxe ee Magalada Bosaaso yuusuf Axmed ciise Taliyaha Qaybta Booliska G/Bari C/xakiin yuusuf xuseen Gudoomiyaha G/Bari yuusuf Maxamed Wacays Dhado Waxaan Hadaladoodii kamid ahaa
Buuhoodle oo laga sameeyey olole nadaafadeed ( Sawiro)

Laascaanood, Nov 14 2016–Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana barnaamijka saaka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool  kasoo jeedinaya Cabdifatax Cumar Geeddi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: