HomeUncategorized

Dhagayso ciidanka booliska Gobolka Barri oo gacanta kudhigay 360 kartoo oo Khamri ah Boossaaso, October, 19, 2016 – Taliska Qaybta Booliska Gobolka Bari ayaa Maanta Waxa uu Magaalada Bosaaso ay kusoo Bandhigeen 360 kartoon oo Qamri ah oo ay ciidamada Booliska ay ka qabteen kantaroolka Magalada Bosaaso laga soogalo iyo Dadkii lasoday, Hadaba Saldhiga Dhaxe ee Magaalada Bosaaso Waxaa saxaafada kulahadlay oo faah faahin kabixiyay Khaamrigan iyo inta uu ka koobnaa iyo meesha laga keenayba , Taliyaha saldhiga Dhaxe ee Magalada Bosaaso yuusuf Axmed ciise Taliyaha Qaybta Booliska G/Bari C/xakiin yuusuf xuseen Gudoomiyaha G/Bari yuusuf Maxamed Wacays Dhado Waxaan Hadaladoodii kamid ahaa

Boossaaso, October, 19, 2016 - Taliska Qaybta Booliska Gobolka Bari ayaa Maanta Waxa uu Magaalada Bosaaso ay kusoo Bandhigeen 360 kartoon oo Qamri ah oo ay ciidamada Booliska ay ka qabteen kantaroolka Magalada Bosaaso laga soogalo iyo Dadkii lasoday,

DHEGEYSO-Maamulka degmada Boosaaso oo kudhawaaqay roob-doon.
?Ibraahim Cilmi Gaab, mudane ka tirsan golaha wakiilada Puntland oo lagu dilay Garowe.
DHEGEYSO-Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda Galmudug oo xallinaya khilaafka Galmudug kajira.
Boossaaso, October, 19, 2016 – Taliska Qaybta Booliska Gobolka Bari ayaa Maanta Waxa uu Magaalada Bosaaso ay kusoo Bandhigeen 360 kartoon oo Qamri ah oo ay ciidamada Booliska ay ka qabteen kantaroolka Magalada Bosaaso laga soogalo iyo Dadkii lasoday,
 
Hadaba Saldhiga Dhaxe ee Magaalada Bosaaso Waxaa saxaafada kulahadlay oo faah faahin kabixiyay Khaamrigan iyo inta uu ka koobnaa iyo meesha laga keenayba , Taliyaha saldhiga Dhaxe ee Magalada Bosaaso yuusuf Axmed ciise Taliyaha Qaybta Booliska G/Bari C/xakiin yuusuf xuseen  Gudoomiyaha G/Bari yuusuf Maxamed Wacays Dhado Waxaan Hadaladoodii kamid ahaa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: