HomeUncategorized

DHEGEYSO-Abaar Qoysas ku cayraysay deegaamo katirsan gobolka Sanaag.

Badhan, Nov 08 2016--Axmed Cali Ismaaciil waxaa uu ka mid yahay dadka xoolo dhaqatada ah ee kunool gobolka Sanaag , kuwaasi oo saamayn xoog badan ay ku yeelatay abaarta baahsan ee jirta.

Wafdi ka socda Galmudug oo gaaray degmada Cadaado ee maamulka Ximin iyo xeeb.
Al-shabaab oo la wareegtay deegaanka Janaale
?Xildhibaan Qanyare oo dhalleeceeyey heshiisyo qarsoodi ah uu R/wasaarihii hore Nuur Cadde galay.

Badhan, Nov 08 2016–Axmed Cali Ismaaciil waxaa uu ka mid yahay dadka xoolo dhaqatada ah ee kunool gobolka Sanaag , kuwaasi oo saamayn xoog badan ay ku yeelatay abaarta baahsan ee jirta.  

Axmed oo dhaqan jiray laba tiro oo ari ah ayaa waxaa iminka uga haray labaatan neef , iyadoona wali haysato biyo la’ aanta baahsan ee jirta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: