Gaalkacyo oo laga helay qofki ugu horeyeey ee qaba Cudurka Covid19

HomeWararka

Gaalkacyo oo laga helay qofki ugu horeyeey ee qaba Cudurka Covid19

Wasaaradda Cafimaadka Puntland ayaa shaacisay galabta in 70 jir loga shakisana cudurka Covid19 laga helay ugu dambeyn cudurkaas,kadib baaritaan lagu hayeey maalmihii u dambeyeey. Qofkan ayaa ka yimid Magaalada Muqdisho,iyado hadda lagu karantiilay Xarunta karantilka ee Waqooyiga Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug. Diwaanka wararka Radio Daljir

Madaxweyna Deni oo Kismaayo u ambabaxay
Gudoomiye Dhedo: “Magaalada Bossaso waa Ammaan Bandoowna ma Jiro Maalmaha Ciidda” (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (daawo)

Wasaaradda Cafimaadka Puntland ayaa shaacisay galabta in 70 jir loga shakisana cudurka Covid19 laga helay ugu dambeyn cudurkaas,kadib baaritaan lagu hayeey maalmihii u dambeyeey.

Qofkan ayaa ka yimid Magaalada Muqdisho,iyado hadda lagu karantiilay Xarunta karantilka ee Waqooyiga Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: