Madaxweyna Deni oo Kismaayo u ambabaxay

Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa goor dhawayd ka ambabaxay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

diyaarad ka timid magaalada Kismaayo oo ah kuwa rakaabka qaada ayay wafdiga uu hogaaminayay madaxweynaha waxa ay ka raacay garoonka Bosaaso, waxayna sii mari doontaa magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Dhanka kale wafdigii wasiirada ahaa ee ka socday DFS ee ku sugnaa Bosaaso ayaa iyana goordhaw ka duuli doona garoonka Bosaaso.

Lama oga waxa uu ku soo dhamaaday kulankii xalay ilaa iyo saaka usocday madaxweynaha iyo wasiiradkii ka socday dowladda Soomaaliya.

Diiwaanka warka.
Daljir Bosaaso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com