Dr. Bashiir Cabdillaahi oo loo magacaabay Madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga (Jijiga University)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Dr. Bashiir Cabdillaahi oo loo magacaabay Madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga (Jijiga University)

Bashiir Cabdillaahi oo loo magacaabay Madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga ayaa muddo siddeed sannadood kahor Dawladda Deegaanka ka ahaan jiray Wasiirka Ma

Xasan Jabhad: “Mustafa si kasta oo uu u dadaalo … madaxda Dowlad Deegaanka waxaa loo magacaabaa si ay u raalligaliyaan madaxda Addis Ababa” (dhegayso)
URURKA TUBSAN OO DEEQ DHAR IYO LACAG GAADHSIIYEY DANYARTA GABOGABO & CEELBAXAY
AFUR WADAREED| Ururka Dhalinyarada ee Hiil-Shacab Afur Wadareed ku qabtay Magaalada Qabri-Bayax

Bashiir Cabdillaahi oo loo magacaabay Madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga ayaa muddo siddeed sannadood kahor Dawladda Deegaanka ka ahaan jiray Wasiirka Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS).

Wasaaradda Tacliinta iyo Waxbarashada Dawladda Fedaraalka Itoobiya ayaa xaqiijisay aqoontiisa, guddoonsiisayna shahaadada xaqiijinta aqoonta.

Bashiir Cabdilaahi waxa uu ka soo jeedaa gobolka JARAR ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS).

 

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0