HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dalka lagu leeyahay 5 Billion oo dayn ah.

Muqdisho, Oct 29 2016--Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud,waxa uu sheegay in Soomalaiya xiligan lagu leeyahay lacago aad utira badan taas oo ka hor istaageysa Hormarka ay hiigsaneyso. waxa uu Madaxweynaha Carabka ku dhuftay in 5 Bilyan oo doollar xiligan deyna haan loogu leeyahay Soomaaliya,ma sheegin rasmi ahaan cida ku leh lacagaha aadka ufaraha badan.

Baahin: Khamiis, Jan 05, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Bangiga dhexe ee Bossaso oo gubay lacag faalsa ah oo dhan 140 milyan oo Sh. So; Wajiga 2-aad ee shirka Khaatumo II oo bilawday & midnimada Somaliya oo bud-dhig looga dhigay; Ku xigeenka Gudd. gobolka Cayn oo cambaareeyey hanjaabaad ka soo yeertay Somaliland ee shirka Khaatumo II.
Sayid Axmed Sh. Daahir, safiirka Somaliya ee Uganda oo ka tacsiyadeeyey qaraxyadii Kampala.
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Gaaray Gal-gaduud

Muqdisho, Oct 29 2016–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud,waxa uu sheegay in Soomalaiya xiligan lagu leeyahay lacago aad utira badan taas oo ka hor istaageysa Hormarka ay hiigsaneyso.  waxa uu Madaxweynaha Carabka ku dhuftay in 5 Bilyan oo doollar xiligan deyna haan loogu leeyahay Soomaaliya,ma sheegin rasmi ahaan cida ku leh lacagaha aadka ufaraha badan.  

Waxa uu hadalkiisa intaasi sii raaciyay in dhowr jeer ay isku dayeen iney lacago kale soo amaahdaan,balse arinkaasi aysan dhicin maadaama lacago hore oo tiro badan laga doonayo.  

si soomaaliya ay xiligan lacago uhesho ayuu Madaxweynaha ku sheegay in muhiimada 1aad ay tahay ,in marka hore la xoojiyo awooda kaabayaasha dhaqaale ee dalkan leeyahay.  

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu tilmaamay in hormarka hada ay sameyneyso Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya ay qeyb ka tahay qorshayaasha Dowlada ay kaga hortageyso Musuqa lagu8 eedeeyo Dalkan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0