DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Kooshin.

Muqdisho Oct 29 2016-Kulan wanaagsan kuna soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo aad maalin walba ka maqashaan xarumaha kala duwan ee Daljir marka laga reebo Jimcaha, waxaana magaalada Muqdisho kasoo jeedinaya Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin.

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com