TALOKEEN: Talo ka dhiibashada aayaha nabadeed iyo hormarineed ee Soomaaliya

HomeWararkaMAANHADAL

TALOKEEN: Talo ka dhiibashada aayaha nabadeed iyo hormarineed ee Soomaaliya

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho. Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Caabudwaaq ka soojeedinaya wariye Cabdifataax Cumar Geeddi, waana qaybti labaad ee Barnaamijka TALOKEEN.

MAANHADAL: Intee sii soconaysaa daadinta dhiiga Haldoorka gobolka Sool .
MAANHADAL | Maxaa xiga Doorashada 25 MAY ? Su’aal aysan weli ka jawaabin Xukuumada Madaxweyne Deni
MAANHADAL: Saameynta Qaadka ee Dhaqanka, Dhaqaalaha & Caafimaadka Bulsho | (daawo)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho.

Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Caabudwaaq ka soojeedinaya wariye Cabdifataax Cumar Geeddi, waana qaybti labaad ee Barnaamijka TALOKEEN.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: