MAANHADAL: Saameynta Qaadka ee Dhaqanka, Dhaqaalaha & Caafimaadka Bulsho | (daawo)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Saameynta Qaadka ee Dhaqanka, Dhaqaalaha & Caafimaadka Bulsho | (daawo)

Barnaamijka MAANHADAL ee dooda Jimcaha, maanta waxaan uga hadlaynaa, Saamaynta qaadka dhanka dhaqaalaha, caafimaadka iyo kan bulshada iyo hardanka Ken

MAANHADAL: Khilaafka DFS iyo mucaaradka Nairobi ku shirsan (dhegayso)
MAANHADAL: Khilaafka Madaxdii hore ee Soomaaliya iyo madaxweyne Farmaajo (dhegayso)
MAANHADAL: Go’aamadii qaar kamid ah Isimadda Puntland ee xaalada Puntland.

Barnaamijka MAANHADAL ee dooda Jimcaha, maanta waxaan uga hadlaynaa, Saamaynta qaadka dhanka dhaqaalaha, caafimaadka iyo kan bulshada iyo hardanka Kenya iyo Itoobiya ee Qaadkooda Soomaaliya?

Diyaarado ay saaranyihiin shixnado jaad ah ayaa dhowaan ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxaana ay ka yimaadeen wadanka Itoobiya.

Horay qaadka ayaa Soomaaliya uga imaan jiray wadanka Kenya, balse khilaafka hogaanka dowladda faderaalka iyo Kenya u dhaxeeya ee siyaasadeed ayaa sababay in la xanibo.

Labada dowladood Kenya iyo Itoobiya ayaa u arka fursad dhaqaalle qaadka Soomaaliya la keeno oo boqolaal milyan oo doolar ay ku baxdo sanadka, halka Soomaaliyana dhibaato uu ku hayo qaadkan.

Haddaba maxaa la gudboon bulshada Soomaaliyeed oo dhaqaalahooda tartanka loogu jiro?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: