Site icon Radio Daljir

TALOKEEN: Talo ka dhiibashada aayaha nabadeed iyo hormarineed ee Soomaaliya

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho.

Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Caabudwaaq ka soojeedinaya wariye Cabdifataax Cumar Geeddi, waana qaybti labaad ee Barnaamijka TALOKEEN.

Talokeen Geeddi CWaaq 04 April 2020 by Radio Daljir

Exit mobile version