HomeUncategorized

DHEGEYSO-Qaabkee Alshabab ugu suurowday qabshada xaruamah dowladda ee Afgooye.

Agooye, Oct 20 2016--Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada dagmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose Cumar Maxamuud Cilmi cumar carabeey.

Dowladda Marooko oo ka qayb qaadanaysa nabadgalyada Soomaaliya
Khudbadii wasiirka warfaafinta Puntland ee qurbajoogta Puntland, Minnesota. $1 Development Foundation Challenge …
Sh. Yaasiin Cali Saylaan oo ah maamulaha hotelka Saylaan ee Galkacyo oo caawa ka badbaaday isku day dil, inkastoo dhaawac fududi soo gaaray.

Agooye, Oct 20 2016–Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada dagmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose Cumar Maxamuud Cilmi cumar carabeey 

Cumar Maxamuud Cilmi, waxa uu sheegay in ay cashar ka baran doonaan weerarkii dagmada afgooye ay kusoo qaadeen ururka alshabaab
 
Qaabka ay ugu suurta gashay in ururuka alshabaab ay mudo saacado ah maamulaan dagmada afgooye ayuu gudoomiyuhu ku sheegay in ay kala mid yihiin magaalada muqdisho oo weeraro ay ka dhacaan 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: