Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Qaabkee Alshabab ugu suurowday qabshada xaruamah dowladda ee Afgooye.

Agooye, Oct 20 2016–Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada dagmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose Cumar Maxamuud Cilmi cumar carabeey 

Cumar Maxamuud Cilmi, waxa uu sheegay in ay cashar ka baran doonaan weerarkii dagmada afgooye ay kusoo qaadeen ururka alshabaab
 
Qaabka ay ugu suurta gashay in ururuka alshabaab ay mudo saacado ah maamulaan dagmada afgooye ayuu gudoomiyuhu ku sheegay in ay kala mid yihiin magaalada muqdisho oo weeraro ay ka dhacaan 
https://daljir.com//resources3/files/Wareysi%20Cumar%20maxamuud%20cilmi%20cumar%20carabeey%20Gudoomiye%20ku%20xigeenka%20arimaha%20bulshada%20dagmada%20afgooye%20ee%20gobolka%20shabeelaha%20hoose%20.MP3?_=1
Exit mobile version