HomeUncategorized

Dowladda Marooko oo ka qayb qaadanaysa nabadgalyada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa dowladda Marooko kala hadlay sidii ay gacan uga geysan lahayd xaqiijinta amniga Soomaaliya.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo booqday Muqdisho (Sawiro)
?M/weyne Faroole oo ka hadlay amniga & siyaasada Puntland, is-maandhaafka u dhexeeya Puntland & federaalka.
Gaashaandhiga Soomaaliya oo qorshaynaya dib u qabashada xaruunta Bakool ee Xudur (Dhegeyso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa dowladda Marooko kala hadlay sidii ay gacan uga geysan lahayd xaqiijinta amniga Soomaaliya.

Ra’iisal wasaaraha oo dalka Turkiga kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee Marooko ayaa sheegay in Marooko ay muhiim u tahay ka-qaybgalka horumarinta iyo la dagaallanka argagixisada ee Soomaaliya iyo guud ahaanba gobolka.

Wasiirka arrimaha dibadda e Marooko ayaa dhinaciisa sheegay inay Soomaaliya gacan ku siinayaan dadaallada nabadgalyo iyo horumarineed ee ay waddo.

Wasiirka ayaa dowladda Soomaaliya ku ammaanay inay horumar ka samaysay arrimaha amniga, siyaasadda, xiriirka dibadda iyo dowlad-wanaagga.

Diiwaanka Wararka,

Radio Daljir,

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: