HomeUncategorized

DHEGEYSO-Taliska booliska G Mudug oo farriin u diray dhalinta Galkacyo.

Galakcyo, Oct 06 2016--Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug ee Puntland Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame ayaa digniin u diray dhalinyaro falal dhac ah habeenkii ka geysta magaalada Galkacyo isagaana sheegay in hadii ay qabtaan tallaabo laga qaadi doono.

Nabaddoon Siciid Cumar Xassan oo xalay dablay hubaysan ku dishay Bossaso oo saaka la aasay; hawl-gallo ammaan oo si wayn uga socda magaalada.
Barlamaanka Puntland oo Shir aan Caadi ahayn ka Yeelanaya Arimaha Federaalka Soomaaliya
Xaaladda Balcad oo maantay caadi kusoo noqotay, iyo ciidamadii dawladda oo fariisin ka samaystay gudaha iyo duleedka degmadaasi.

Galakcyo, Oct 06 2016–Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug ee Puntland Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame ayaa digniin u diray dhalinyaro falal dhac ah habeenkii ka geysta magaalada Galkacyo isagaana sheegay in hadii ay qabtaan tallaabo laga qaadi doono.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: