HomeUncategorized

DHEGEYSO-Egada Jowhar oo kahadlay doorashada calanka iyo magaca Hirshabelle.

Jowhar, Oct 06 2016--Ergooyinka kushirsan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa doortay calanka iyo magaca uu yeelanayo maamulka gobolada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan (Hirshabeelle).

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo Bosaaso uga qayb-galay kulan looga hadlayay Amniga
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Isnin_07
Madaxweyne Gaas iyo safiirka Jarmalka ee Soomaaliya oo Nairobi ku shiray

Jowhar, Oct 06 2016–Ergooyinka kushirsan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa doortay calanka iyo magaca uu yeelanayo maamulka gobolada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan (Hirshabeelle).

Suldaan Bedel Xaaji Cabdulle oo katirsan Isimada kusugan Jowhar ayaa radio Daljir uga warbixiyey halka ay wax u marayaan iyo doorashada calanka iyo magaca Hirshabeelle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: