DHEGEYSO-Magacaabista xubnaha aqalka sare oo markale dib-udhacday.

Muqdisho, Oct 06 2016-Gudiga doorashada dadban ee Soomaaliya ayaa kahadlay sababta uu mar kale dib udhucu ugu yimid xubnihii aqalka sare ee Soomaaliya oo shalay loobalansanaa ku dhawaaqistooda.

Maxamed Keynaan oo ah Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka ayaa sheegay in ay wadaan qorshe labo maalmood gudahooda loogu soo gudbinayo xildhibaanada ka mid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com