HomeUncategorized

DHEGEYSO-Kulan looga arrinsanayey ammaanka Caabudwaaq oo kadhacay degmadaas.

Caabudwaaq, Oct 03 2016--Magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxaa kadhacay kulan ballaaran oo looga arrinsanayey sidii wax looga qaban lahaa ammaanka degmadaasi oo sii xumanayey beryihii ugu dambeeyey. Warbixin Cumar Lakin Man.

“Waxaan maqlaa dilal qorshaysan, haddii la gartay inay qorshaysan yihiin, maxaa loo oggaan waayay cidda qorshaynaysa, waa arrin cajiib ah” Garaad C/llaahi Cali Ciid.
Baahin: Axad, Jun 26, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Munaasabado lagu maamuusay xuska 26-ka June oo ka dhacay gobollada Somaliya aan ka ahayn Somaliland; Taariikh-nololeedka Dambi-baare C/salaam Cali Saylaan oo lagu dilay Galkacyo; D/Sare ee Manaaratul Baydaa ee Bossaso oo qaaday koobka kubadda cagta ee Dusgiyada Sare ee Puntland; Warbixin ku saabsan weerar xalay lagu qaaday fariisin ciidanka Somaliland ay ku leeyihiin duleedka Widhwidh.
Caawa iyo Daljir Khamiis, Jan 10, 2013. Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

Caabudwaaq, Oct 03 2016–Magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxaa kadhacay kulan ballaaran oo looga arrinsanayey sidii wax looga qaban lahaa ammaanka degmadaasi oo sii xumanayey beryihii ugu dambeeyey.

Warbixin Cumar Lakin Man.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: