DHEGEYSO-Ganacsatada gaadiidka keena Puntland oo dowladda codsi u diray.

Boosaaso, Oct 03 2016–Ganacsatada gaadiidka keena dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa kasoo horjeestey lacag lagu kordhiyey qaadashada taarikooyinka cusub ee Puntland oo laga dhigay 60 Dollar.

Warbixin Maxamuud Cabdi Ibraahim.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com