DHEGEYSO-Kulan looga arrinsanayey ammaanka Caabudwaaq oo kadhacay degmadaas.

Caabudwaaq, Oct 03 2016–Magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxaa kadhacay kulan ballaaran oo looga arrinsanayey sidii wax looga qaban lahaa ammaanka degmadaasi oo sii xumanayey beryihii ugu dambeeyey.

Warbixin Cumar Lakin Man.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com