DHEGEYSO-Midowga Yurub oo dardargelinaya mashaariicda ay ka wadaan Puntland.

Garoowe, Oct 03 2016–Midowga reer Yurub ayaa balanqaaday dardargelinta mashaariicda horumarineed ee ay ka fulinayaan deegaamada Puntland, kadib markii ay ilaa shalay Garoowe kusoo qulqulayeen madaxda ugu saraysa ururkaasi.

Warbixin-Cabdifataax Cumar Geeddi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com