HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir Khamiis, Jan 10, 2013. Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

Jaaliyada Puntland ee Sweden oo eedayn u jeediyey dadka diidan nidaamka Xisbiyada ee Puntland, Qarax ka kadhacay deegaanka Gacan oo 50km u jirta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag duqa degmada Laasqoray ayaan waraysanay, Haweenka Puntland oo ku baaqay in la xaliyo siyaasada is diidan ee Puntland, Maamulka Somaliland oo sheegay inay wada hadal ku xalinayaan xiisadaha ka taagan Degmada Saylac ee gobolka Awdal. iyo Burcad-Badeed isusoo dhiibey Ximan iyo Xeeb.

Madaxweynaha Puntland oo lagu soodhoweeyey magaalada Muqdisho.
Suuqa Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho oo gubanaya.
Puntland oo qorsheyneysa guluf ka dhan ah burcad badeeda Somalida ah ee ka ugaarta badweynta Hindiya.

Jaaliyada Puntland ee Sweden oo eedayn u jeediyey dadka diidan nidaamka Xisbiyada ee Puntland, Qarax ka ?kadhacay deegaanka Gacan oo 50km u jirta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag duqa degmada Laasqoray ayaan waraysanay, Haweenka Puntland oo ku baaqay in la xaliyo siyaasada is diidan ee Puntland, Maamulka Somaliland oo sheegay inay wada hadal ku xalinayaan xiisadaha ka taagan Degmada Saylac ee gobolka Awdal. iyo Burcad-Badeed isusoo dhiibey Ximan iyo Xeeb.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: