HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maraakiib shisheeyo oo kusoodhowaadey xeebaha gobolka Nugaal.

Dangorayo, Sep 26 2016--Odayaasha iyo waxgaradka Bariga gobolka Nugaal ayaa walaac xoogan ka muujiyey xaaladda nololeed ee dadka kunool deegaama xeebeedka gobolka Nugaal oo noloshoodu kutiirsanayd wax soo saarka badda xilli lagu jiro xagaa daba dheeraaday.

Guddi ka socda dowladda federaalka oo baaraya sababta ka dambaysay dagaalkii Nambar 50 (Dhegeyso)
Hawlgallo isugu jira bannaynta jidadka xirmay & sare u qaadidda bilicda Galkacyo oo ay wali waddo dawladda hoose.
M/weyne ku xigeen Puntland oo amar ku bixiyey in la banneeyo xeryaha dawlada ee magaalada Galkacyo. [Akhris …]

Dangorayo, Sep 26 2016–Odayaasha iyo waxgaradka Bariga gobolka Nugaal ayaa walaac xoogan ka muujiyey xaaladda nololeed ee dadka kunool deegaama xeebeedka gobolka Nugaal oo noloshoodu kutiirsanayd wax soo saarka badda xilli lagu jiro xagaa daba dheeraaday.

Qaar kamaid ah odayaasha oo la hadalay Radio Daljir ayaa  sheegay in kalluumaysatadii deegaanka loosheegay in baddu xirantahay, taasina ay sababtay in noloshii dadku ay qiilqiilgasho, iyada oo ay siidheertahay in maraakiib shisheeye durba soobuuxiyeen xeebaha gobolka Nugaal.

Cabdiraxmaan Ciise Nuur iyo Axmed Maxamuud Cabdikariin, oo kamid ah waxgaradka deegaamada hoosyimada Eyl iyo Dangorayo ayaa ugu baaqay dowladda Puntland inay arrinkaasi waxka qabato, maadaama dadkii deegaanku ay hadda barakac bilaabeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: