HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madasha Maamuus oo soobandhigtay agoonta ay ciidsiiyeen.

Garoowe, Sep 12 2016--Madasha MAAMUUS oo beryihii ugu dambeeyey ku howlanayd ururinta lacag lagu ciidsiinayey carruurta agoonta ah ee kunool Puntland ayaa maanta Garoowe kusoo bandhigtay tirada lacagaha soo gaarey, carruurta laciidsiiyey iyo goobaha ay kala joogaan.

Sawirro-Madaxweyne Gaas oo lakulmay ku-simaha safiirka Imaaraadka ee Somalia.
Soomaaliya oo muujisay inay ka xun yihiin eedeyn Soomaaliland u jeedisay madaxweynaha (Dhegeyso)
Wadaad Caan ahaa oo xalay lagu dilay masjid ku yaala Muqdisho

Garoowe, Sep 12 2016–Madasha MAAMUUS oo beryihii ugu dambeeyey ku howlanayd ururinta lacag lagu ciidsiinayey carruurta agoonta ah ee kunool Puntland ayaa maanta Garoowe kusoo bandhigtay tirada lacagaha soo gaarey, carruurta laciidsiiyey iyo goobaha ay kala joogaan.

Ugu horayn waxaa akhrinaya arrimahaasi Maxamed Faarax Ciise Gaashaan, waxaana hadalka uga dambeeyey Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey iyo Suldaan Sheekh Cabdiqani Qorane.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: