DHEGEYSO-Madasha Maamuus oo soobandhigtay agoonta ay ciidsiiyeen.

Garoowe, Sep 12 2016–Madasha MAAMUUS oo beryihii ugu dambeeyey ku howlanayd ururinta lacag lagu ciidsiinayey carruurta agoonta ah ee kunool Puntland ayaa maanta Garoowe kusoo bandhigtay tirada lacagaha soo gaarey, carruurta laciidsiiyey iyo goobaha ay kala joogaan.

Ugu horayn waxaa akhrinaya arrimahaasi Maxamed Faarax Ciise Gaashaan, waxaana hadalka uga dambeeyey Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey iyo Suldaan Sheekh Cabdiqani Qorane.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com