DHEGEYSO-Sidee maanta looga ciidey magaalada Boosaaso.

Boosaaso, Sep 12 2016-Boqolaal shacab ah iyo mas’uuliyiiin katirsan dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso isugu soobaxay si ay u oogaan salaada ciidul Adxaa, xilli laga tukanayey dunida Islaamka.

Waxaa salaaddii ciida ee Boosaaso ka qyabgalay warbixintaana kasoo diray Xasan Haykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com