HomeUncategorized

Wadaad Caan ahaa oo xalay lagu dilay masjid ku yaala Muqdisho

Muqdisho, July , 2 - Kooxo hubaysan ayaa xalay kadib salaaddii cishaha toogtay wadaad siwayn looga yaqaan magaalada Muqdisho oo ka howgali jiray warbaahinta dowladda , sidoo kalena imaamka masjid ku yaala degmada Xamarjajab ee dilka uu kadhacay.

Soomaaliland oo balan-qaaday in ciidamada booliska lagu qalabayn doono diyaarado Helicopters
Xafiiska imtixaanaadka ee Puntland oo baahiyey tirada, magacyada & gobollada ay ka kala yimaadeen 55-ka arday ee ku guulaysatay deeqda waxbarasho.
DHEGEYSO-Waa sidee xaaladda reer guuraaga u hayaamay gobolka Karkaar.
Muqdisho, July , 2 – Kooxo hubaysan ayaa xalay kadib salaaddii cishaha toogtay wadaad siwayn looga yaqaan magaalada Muqdisho oo ka howgali jiray warbaahinta dowladda , sidoo kalena imaamka masjid ku yaala degmada Xamarjajab ee dilka uu kadhacay.
 
Wararka ayaa sheegaya kooxihii dilka gaystay inay baxsadeen , madaxda dowlada ayaana cambaareeyey  oo uu ugu horeeyo madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo dilkan ku tilmaamay fal argagixiso oo aad looga naxo.
 
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhaca dilal kale duwan oo ay sheegtaan kooxda Al-shabaab.
 
Radio Daljir.
 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: