HomeUncategorized

(Dhagayso)Barnaamij Gaar ah Aamusinta dowladda Puntland ee Radiyow Daljir

Galkacyo, Julay , 2 , 2016 - Waa Barnaamij Gaar ah oo kusaabsan aamusinta dowladda Puntland ay ku hayso Raadiyow Daljir iyo saxaafadda madaxabanaan. Iyadoona maalintii tobnaad xarig aan sharci ahayn oo awood ciidan loo adeegsaday lagu xiray Raadiyow Daljir oo sidoo kala la kulmay hanjabaad dil dowladda madaxwayne Cabdiwali Gaas oo horay xiligii ololaha doorashada sheegay in shaqsi iyo warbaahina loo xiri doonin hadal la sheegay sax iyo khalad midna. Jamaal Faarax Aadan ayaa barnaamijkan kasoo tebinaya Daljir xarunta Gaalkacyo, dhagayso haboon.

Madaxweyne Gaas oo Qaabilay kaaliyaha xoghayaha Qaramada Midoobay ee Taakulaynta
RW Sharmaake Guddi cusub magacaabay
M/weyne Faroole oo bogaadiyey ciidanka amniga ee Puntland & dhaleeceeyeyna warbixino laga qoray Puntland.
Galkacyo, Julay , 2 , 2016 –  Waa Barnaamij Gaar ah oo kusaabsan aamusinta dowladda Puntland ay ku hayso Raadiyow Daljir iyo saxaafadda madaxabanaan.
 
Iyadoona maalintii tobnaad xarig aan sharci ahayn oo awood ciidan loo adeegsaday lagu xiray Raadiyow Daljir oo sidoo kala la kulmay hanjabaad dil dowladda madaxwayne Cabdiwali Gaas oo horay xiligii ololaha doorashada sheegay in shaqsi iyo warbaahina loo xiri doonin hadal la sheegay sax iyo khalad midna.
 
Jamaal Faarax Aadan ayaa barnaamijkan kasoo tebinaya Daljir xarunta Gaalkacyo, dhagaysi haboon.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: