Liyuu Booliska oo gacanta ku dhigay bastoolado laga keenay Somaliland

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Liyuu Booliska oo gacanta ku dhigay bastoolado laga keenay Somaliland

Ciidanka Liyuu Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee fadhigoodu yahay MAGAALOQARAN ee degmada HAROORAYS ayaa gacanta ku dhigay gaadhi lagu soo

Dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)
Galmudug iyo DDS oo heshiis kala saxiixday (Akhriso)
Mustafe Cagjar oo Jigjiga ku soo guryonoqday

Ciidanka Liyuu Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee fadhigoodu yahay MAGAALOQARAN ee degmada HAROORAYS ayaa gacanta ku dhigay gaadhi lagu soo dhexqariyey afartan (40) midh oo bastoolado ah iyo waliba raggii watay oo ayana xabsiga loo taxaabay.

Bastooladaha oo lagu soo qariyey gaari kuwa jaadka ee dhexshaqeeya Dowlad Deegaanka iyo Somaliland ayaa lala damacsanaa in si sharcidarro ah magaalada Jigjiga loo soo galiyo.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: