Yamamoto: “Madaxda Maamul Goboleedyada waa in aanay ka tagin Muqdisho illaa heshiis laga gaaro (Akhriso)

Yamamoto: “Madaxda Maamul Goboleedyada waa in aanay ka tagin Muqdisho illaa heshiis laga gaaro (Akhriso)

Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa amar ku siiyay Madaxda Dowlad Goboleedyada in aanay jirin cid Muqdisho ka tagi karta illaa heshiis laga gaaro.

Qoraal uu bartiisa Twitterka soo dhigay, isagoo sii adkeynayay war saxaafadeedkii Beesha Caalamka ayuu ku sheegay in aanu fashilku aheyn ikhtiyaar ee loo baahan yahay in heshiis la gaaro oo aan la bixin.

“Dadka Soomaaliyeed waxay rabaan hadda doorasho” ayuu yiri Yamamoto oo magac dhabay shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com