Xukuumadda Soomaaliya oo Shacabka Ugu Baaqday Inay Amniga Ka Shaqeeyaan (dhegayso)

Xukuumadda Soomaaliya oo Shacabka Ugu Baaqday Inay Amniga Ka Shaqeeyaan (dhegayso)

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda amniga Soomaaliya Xasan Macalin Xuseen, oo faahfaahin ka bixinayey shir looga arrinsanayey ammaanka guud ee dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan laamaha ammaanka.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com