Jubbaland iyo Qaramada Midoobey oo Ka Wada Hadlay Horumarinta Beeraha (dhegayso)

Jubbaland iyo Qaramada Midoobey oo Ka Wada Hadlay Horumarinta Beeraha (dhegayso)

Madax ka socotay Hay’adda cunada iyo Beeraha Qaramada Midoobay u qaabilsan ayaa waxa ay kulan la qaateen masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Maamulka Jubbaland.

Shirka oo muddo socdey ayaa waxaa inta badan looga hadlayay sidii loo caawin lahaa dadka ay Aaaaraha saameeyeen ee ku nool Degmooyinka iyo Degaanada Maamulka Jubbaland.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com