Xubno kamid ah guddiga xalinta khilafaadka doorashooyinka oo Baydhabo u safray

HomeWararka

Xubno kamid ah guddiga xalinta khilafaadka doorashooyinka oo Baydhabo u safray

Wafdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hogaaminayo gudoomiye kuxigeenka Guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay u safray magaa

Guddoomiyaha Barlamaanka Hiirshabeele oo xilka la wareegay
Doorashooyinka Britain oo Meel Wanaagsan Maraya iyo Natiijooyinka Hordhaca ah
RW khayre oo ka hadlay Qorshaha dhismaha Ciidanka Qaranka (dhegayso)

Wafdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hogaaminayo gudoomiye kuxigeenka Guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay u safray magaalada Baydhabo ee caasimada kumeelgaarka ah Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Xubnaha Guddiga ayaa waxay korjoogto ka ahaan doonaan doorashada Saddexda xubnood aqalka sare BFS, ayaga oo diyaar u ah inay ka garnaqaan cabashooyinka kasoo noqon karaan Doorashooyinka.

Xubnaha Guddiga doorashooyinka ayaa horay waxaa ay goobjoog uga ahaayeen doorashooyinkiia Aqalka Sare ee ka kala dhacay Magaalooyinka, Kismaayo, Baydhabo, Dhuusamareeb iyo Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: