RW khayre oo ka hadlay Qorshaha dhismaha Ciidanka Qaranka (dhegayso)

HomeWararka

RW khayre oo ka hadlay Qorshaha dhismaha Ciidanka Qaranka (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Sanadkii la soo dhaafay dowladda Soomaaliya hadafka ugu weyn ee horyaallay

Alshabab oo ku Faaftay Deegaano Kenya iyo Barakac Socda
Puntland oo ka hadashay xaaladda Puntland ee Cudurka Covid19 (Daawo)
Warka DDM iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Sanadkii la soo dhaafay dowladda Soomaaliya hadafka ugu weyn ee horyaallay uu yahay dib u dhiska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay Kheyre in marwalba ay diyaar u yihiin in ay bixiyaan xaquuqda Ciidamada si ay ugu guuleystaan sugida Amniga dalka dalka Guud ahaan.

“Waxaan diyaar u nahay in nafteena aan u bixino sida ay naftooda u huray ciidamada qarankooda difaacaya,waxaan diyaar u nahay in aan bixino xaquuqdooda,ciidamadii dalkaan gumeysiga ka xorreeyey maleheyn tababarka ciidankeena ay hadda leeyihiin sidaasina ay muhiim tahay in ay dalka xoreeyeen ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: