Xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo dhuusamareeb tagay

Xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo dhuusamareeb tagay

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Ali Dahir Eid ayaa manta Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug ku so dhaweyay wafdi u hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoowey uqaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan oo ay qeyb ka ahaayeen Wafdiga Wakiilada EU ,Midowga Africa Francisco Madeira iyo IGAD Jamaal Xaaji Axmed.

Wafdigaan oo kulamo kala duwan la yeelan doona Madaxda Galmudug ayaa waxa safarkooda u daran yahay Arimaha Doorashoyinka, Amaanka iyo Siyaasada

Sido kale waxaa safarkooda qayb ka ah in Caasimada Galmudug ee Dhusamareeb laga hergaliyo Xarun weyn oo ay yeelanayaan UN ka taas oo laga hagidoono howlaha hormarineed ee ay UN ka ka wadan guud ahan Galmudug.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com