Xubintii Ciyaaraha: Waa Arsenal fkf Manchester United! (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Waa Arsenal fkf Manchester United! (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa la gabagabeeyey isku aadka Koobka Adduunka ee Ruushka 2018, wareegiisa Group-yada, waxaana isku-aadk

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la gabagabeeyey isku aadka Koobka Adduunka ee Ruushka 2018, wareegiisa Group-yada, waxaana isku-aadka ka soo baxay kulamo culus oo si gooni ah isha loogu hayn doonaa.

Dhanka horyaalka Ingiriiska, kooxaha Arsenal iyo Manchester United ayaa isbuucan yeelan doona kulanka ugu adag horyaalkan bilawga ah.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: