Xubintii Ciyaaraha: Tababarihii Xulka Qaranka Talyaaniga oo la Cayrshey (dhegayo

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Tababarihii Xulka Qaranka Talyaaniga oo la Cayrshey (dhegayo

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Xidhiidhka kubadda cagta Talyaaniga ayaa shaaciyey in shaqadi laga caydhiyay tababarihii xulka Talyaaniga,

Ciyaaraha Gobolada: Puntland & Gobolka Benaadir oo la kala leexiyey (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)
Golden State Warriors oo Cayaartii 1aad Burburiyey LeBron James iyo Cavaliers

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Xidhiidhka kubadda cagta Talyaaniga ayaa shaaciyey in shaqadi laga caydhiyay tababarihii xulka Talyaaniga, Gian Piero Ventura, kaddib guuldarro ba’an oo ka raacday koobka adduunka iyo kaharkii Talyaaniga.

Kooxda Bayern Munich ayaa doonaysa in ay Arsenal kala soo wareegto weeraryahanka lagu magacaabo Olivier Giroud si uu badal ugu noqdo Robert Lewandowski oo lagu wado inuu kooxdaas dhawaan ka tago.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

      

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: