Ciyaaraha Gobolada: Puntland & Gobolka Benaadir oo la kala leexiyey (dhegayso)

Ciyaaraha Gobolada: Puntland & Gobolka Benaadir oo la kala leexiyey (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Isku’aadka tartanka Maamul Goboleedyaada ayaa la sameeyay, waxaana la saadaalinayaa kulamo xiiso badan oo dhexmara gobolada dalka. Xulalka kubadda cagta Puntland iyo kan gobolka Banaadir ayaa ayana mar kale la kala leexiyay in ay isku guruub noqdaan, taas oo xiisaha ciyaaraha gobolada sare u sii qaadi doonta.

Dhankaas iyo Ingiriiska iyo koobka Champions League waxaana soo baxay kooxo leh awood sare waxaana weli la sugayaa wareega lix iyo tobanka foodda isdari doona.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

     

      :

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com