Xubintii Ciyaaraha: Maxaa kaaga baxay barbardhaca Arsenal 2-2 Chelsea? (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Maxaa kaaga baxay barbardhaca Arsenal 2-2 Chelsea? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel - Share Your World Kooxaha Chelsea iyo Arsenal oo uu ka dhexeeya t

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Aragtida Dhalinyarada Qardho iyo Guushii Xulka Faransiiska (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World

Kooxaha Chelsea iyo Arsenal oo uu ka dhexeeya tartan soojireen ah ayaa kulan xiiso badan oo barbardhac ku dhamaaday wada ciyaaray.  Labada kooxood oo isku magaalo ka dhisan aya waxa ay loolan xooggan ugu jiraan kaalimaha sare ee horyaalka Premier League-ga, in kasta oo xiligan ay adag tahay in ay ku tartamaan ku guulaysiga horyaalka.

Kulamo ka tirsana koobka boqorka Spain ee Copa del Rey ayaa la ciyaaray, ciyaaryahan lagu magacaabo Diego Costa oo ka bakhooley kooxda Chelsea ayaa mudo badan kabacdi garoonka laga dheh helay, soona taabtay shabaqa goolka!

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

     

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: