Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni:

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni:

Kooxda Liverpool ayaa xaqiijisay in ciyaaryahanka Sadio Mane uu dhaawac muruqa gaaray intii uu ku guda jiray gudashada waajibaadkiisa heer qaran, waxaana dhibku yimid kulan xulkiisu ay la ciyaareen dhiggooda Cape Verde, ciyaar kamid ah isreebreebka koobka Adduunka.

Xulalka qaramada Bortuqaal iyo Faransa ayaa koobka adduunka u soo baxay, halka xulka qaranka Netherlands ayaa wajigabax la kulmeen.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

     

     

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com