Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Yaa, Messi & Man City? (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Yaa, Messi & Man City? (dhegayso)

Waxaa lagu wada in uu dhaco saxiix kale oo dunida ka yaabin doona hadii ay kooxda Manchester City ay dhiggeeda Barcelona kala soo wareegto ciyaaryahan

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Waa Kee Dortmund fkf Real Madrid? (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Waxaa lagu wada in uu dhaco saxiix kale oo dunida ka yaabin doona hadii ay kooxda Manchester City ay dhiggeeda Barcelona kala soo wareegto ciyaaryahan Leo Messi. Qiimaha ciyaaryahanka ayaa lagu sheegay in uu yahay mid adduunka iyo bahda kubadda cagta layaab ku noqon doona.

Kulamo ka tirsana isreebreebka koobka adduunka ayaa la ciyaaray, halkaas oo ay xulalka Spain iyo Talyaaniga ay u soo baxeen  koobka adduunka oo dalka Ruusha lagu qaban doono sannadka 2018.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

        

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: