Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Real Madrid 0:1 Real Betis (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Real Madrid 0:1 Real Betis (dhegayso)

Waxaa lagu dhawaaqay isku aadka wareega afraad ee koobka England - EFL Cup, waxaana wareega ku jira inta ugu badan kooxaha sare ee Premier League. Koo

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Isreebreebka NBA-da: Warriors fkf Spurs & Cleveland fkf “ma Sugna”?
Xidigaha Real Madrid oo Koobkii Ka Dejiyey Caasimadda Spain

Waxaa lagu dhawaaqay isku aadka wareega afraad ee koobka England – EFL Cup, waxaana wareega ku jira inta ugu badan kooxaha sare ee Premier League. Kooxaha Manchester United, Manchester City, Chelsea, Arsenal, Tottenham iyo Everton ayaa dhamaantood qayb ka ah isku aadka la sameeyay.

Dhanka horyaalka Spain waxaa laga ciyaaray kulamo xiiso badan. Kooxda Real Madrid oo sannadkii hore ku guulaysatay horyalka Spain ayaa guuldaro lama filaan ah la kulantay ciyaar ka dhacday garoonka Santiago Bernabeu.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

              

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: