Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Neymar & Kylian iyo Rajada PSG (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Neymar & Kylian iyo Rajada PSG (dhegayso)

Maamulayaasha kooxaha Premier League ayaa ku heshiiyay in suuqa kala iibsiga ciyaartoyda wax laga badalo xilli ciyaareedka 2018-2019. Maanta Waxaa

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: PSG 5:1 Metz (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha iyo Asbuucan iyo Ciyaaraha London (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Maamulayaasha kooxaha Premier League ayaa ku heshiiyay in suuqa kala iibsiga ciyaartoyda wax laga badalo xilli ciyaareedka 2018-2019.

Maanta Waxaa la ciyaari doona kulamo ka tirsan horyaalka Faransiiska ee Liga 1, waxaana hal mar garoonka ka soo wada muuqan doona labada ciyaaryahan ee dunida ugu qaalisan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

 

   

 

  

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: