Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: PSG 5:1 Metz (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: PSG 5:1 Metz (dhegayso)

Tababaraha Huddersfield Town, David Wagner, ayaa loo magacaabay macalinkii ugu wanaagsanaa horyaalka Premier League bishii la soo dhaafay waana markii ugu horeysay oo uu ka soo muuqdo heerka koowaad.

Dhanka Faransiiska, PSG ayaa rogtay oo 5:1 kaga badisay Metz waxaana goolal kala dhaliyey Kylian iyo Neymar Jr. Faahfaahinta halkan riix.

kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaari doona, ayada oo labada kooxood ee Liverpool iyo Manchester City ayaa tijaabo adag mari doonaan marka ay garoonka Etihad Stadium iskaga horyimadaan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com