Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Cristiano Ronaldo iyo Ganaax 5 Ciyaar (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Cristiano Ronaldo iyo Ganaax 5 Ciyaar (dhegayso)

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa ganaax 5 kulan ah lagu abaalmariyay kaddib markii uu riixay garsoorihii dhexdhexaadinayay kulankii El Clasico ee ay

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxmaan Yemani (dhegayso)
Shax Laga Sameeyey Xidigihii Ugu Fiicnaa oo Aan Ku Guulaysan Champions League
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa ganaax 5 kulan ah lagu abaalmariyay kaddib markii uu riixay garsoorihii dhexdhexaadinayay kulankii El Clasico ee ay kooxdiisu guusha ka gaadhay.

Jürgen Klopp, tababaraha kooxda Liverpool, ayaa shirkiisa jaraa’id ee ka horeeyay kulanka isreebreebka Champions Leaque ee Hoffenheim waxa uu kaga hadlay xaalada Philippe Coutinho kaas oo aan ku soo bixin liiska uu macalinka reer Germany u magacaabay kulankan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: