Shax Laga Sameeyey Xidigihii Ugu Fiicnaa oo Aan Ku Guulaysan Champions League

HomeCiyaaraha

Shax Laga Sameeyey Xidigihii Ugu Fiicnaa oo Aan Ku Guulaysan Champions League

Goolhayaha halyayga ah ee kooxda Juventus ee Gianluigi Buffon ayaa markii saddexaad soo gaadhay finalka Champions Leaque-ga laakiin waxa uu markale la

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Tottenham 2 – 3 West Ham (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Goolhayaha halyayga ah ee kooxda Juventus ee Gianluigi Buffon ayaa markii saddexaad soo gaadhay finalka Champions Leaque-ga laakiin waxa uu markale la kulmay qalbi jab wayn markii ay kooxdiisa Juventus guuldarado 4:1 ahi ka soo gaadhay Real Madrid wuxuuna Gianluigi Buffon markale seegay koobka kaliya ee aanu waligii ku soo guulaysan.

Haddaba Sky Sports ayaa isku keenay xidigo magac wayn kubbada cagta ku soo yeeshay oo uu Gianluigi Buffon ka mid yahay kuwaas oo aan waligood ku soo guulaysan Champions Leaque. Gianluigi Buffon ayaa sanadkii 2003 waxa uu koobka Champions Leaque-ga u waayay kooxda AC Milan halka uu sanadkii 2015 uu markale waji gabax kala kulmay Barcelona waxaa boogta soo xanuunaysay cusbo kale sii marisay Madrid.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: