Maxaa Ku Qornaa Warqadihii Diyaaradaha Maraykanku Ku Daadiyeen Jilib iyo Jamaame

Maxaa Ku Qornaa Warqadihii Diyaaradaha Maraykanku Ku Daadiyeen Jilib iyo Jamaame

Diyaarado laga leeyahay dalka mareekanka  ayaa xalay waraaqo digniin ah ku daadiyey Degmooyinka Jilib iyo Jamaame oo ka tirsan Gobolka Jubbadda dhexe.

Digniinta ku qornaa waraaqahaan ayaa ahaa inay Al-Shabaabka ku sugan deegaanadaas isku soo dhiibaan muddo laba bil ah haddii kale ay la kulmi doonaan dagaal adag oo dhibato kasoo gaari doonto.

HOOS KA AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com