Xubintii Ciyaaraha: Alexis Sanchez waa United? (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Alexis Sanchez waa United? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL -  Share Your World Ciyaaryahankii kooxda Chelsea ay doonaysa

Xubintii Ciyaaraha: Alexis Sanchez oo u Socda Real Madrid ama Bayern Munich? (dhegayso)
Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir iyo Cabdiraxmaan Yemeni (Dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Ciyaaryahankii kooxda Chelsea ay doonaysay in ay la soo wareegto ee Andy Carroll ayaa dhaawac soo gaadhay, taasi oo ka dhigan in kooxdaasi ay ka baxday doonitaanka ciyaaryahanka kooxda West Ham.

Funaanada numberka 7aad ee kooxda Manchester United ayaa lagu sharraxay goobaha lagu iibiyo dharka ciyaaraha ee magaalada Manchester, taas oo u muuqata in ciyaaryahan Alexis Sanchez uu noqon rabo ciyaaryahan Man United, lagana yaabo in heshiiskiisa daqiiqad kasta la soo bandhigi doono.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

 

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: